xisnul muslim somali (Package Name: com.xisnulmuslim.com.xisnulmuslim) is developed by ANICO and the latest version of xisnul muslim somali 1.0.0 was updated on February 10, 2015. xisnul muslim somali is in the category of Education. You can check all apps from the developer of xisnul muslim somali. Currently this app is for free. This app can be downloaded on Android 2.1+ on APKFab or Google Play. All APK/XAPK files on APKFab.com are original and 100% safe with fast download.
Sheika qoran kutubkan wuxuu ku bilaabay: Mahadda ilaahaybaa leh, isaga ayaan mahadinaynaa, kaalmo iyo danbi- dhaafna waydiisanaynaa, waxaanauga magan galaynaa ilaahay shararka nafaftayada, iyo xumaanta camaladana, qofkii ilaahay hanuuniyana wax lumin karana majiro, qofkii uu lumiyana wax hanuunin kara majiro. waxaan qirayaana inuu san-jirin ilaah xaq lagu caabudo ilaahay mooyee, kaligiina wax lalama wadaago, waxaan kaloon qirayaa in nabi muxammad yahay adoonkii ilaahay iyo ergaygiisii, naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee isaga, ehelkiisa, asxaabtiisa iyo kuwii ku raacay wanaag ilaa maalinta qiyaamada. Intaa kadib: Kani waa kitaab gaaban, oon ka-soo gaabiyey kitaabkaygii ku magac baxay{addikru wadducaa wal-cilaaju birruqaa minal kitaabi wassunnati} waxaana kasoo gaabiyey kitaabkan qeybtii ducooyinka, si uu u noqdo khafiif la qaadan karo safarada. Waxaan ku ekaadayna ducooyinka kaligood, axaadiistoodana waxaan ku kaaftoomay inaan u saleeyo hal iyo labakitaab qofkii doonaya aqoon korarsi xaga xadiiska iyo saxaabiga wariyeyna, ha u noqdo kitaabkayga aan kor ku xusay. ilaahay waxaan ku waydiisanayaa magacyadiisa wanwanaagsan, iyo tilmaamihiisa sareeya, in uu ka yeelo {kitaabkan} mid loola jeedo wajigiisa wanaagsan, iyo in uu igu anfaco camalkan nolashayda iyo geeridaydaba, iyo in uu ku anfaco qofkastoo akhrista, ama daabaca, amase sabab u noqda faafintiisa, allaha ka hufan xumaanta ayaana awood u leh inuu naga aqbalo arintaas. Naxariis iyo nabadgalyana ha ahaato nabigeena muxammad s.c.w , ehelkiisa, asxaabtiisa iyo qof-walboo ku raacay wanaag ilaa maalinta qiyaamada. Qoraaga /Waxaa laqoray bishii safar ee sanadka hijriga 1409.
APKFab.com and the download link of this app are 100% safe. All download links of apps listed on APKFab.com are from Google Play Store or submitted by users. For the app from Google Play Store, APKFab.com won't modify it in any way. For the app submitted by users, APKFab.com will verify its APK signature safety before release it on our website.