xisnul muslim somali

9.5 33

v1.0.0 por ANICO

Baixar xisnul muslim somali APK Baixar xisnul muslim somali APK

Sobre xisnul muslim somali

Sheika qoran kutubkan wuxuu ku bilaabay:

Mahadda ilaahaybaa leh, isaga ayaan mahadinaynaa, kaalmo iyo danbi- dhaafna waydiisanaynaa, waxaanauga magan galaynaa ilaahay shararka nafaftayada, iyo xumaanta camaladana, qofkii ilaahay hanuuniyana wax lumin karana majiro, qofkii uu lumiyana wax hanuunin kara majiro. waxaan qirayaana inuu san-jirin ilaah xaq lagu caabudo ilaahay mooyee, kaligiina wax lalama wadaago, waxaan kaloon qirayaa in nabi muxammad yahay adoonkii ilaahay iyo ergaygiisii, naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee isaga, ehelkiisa, asxaabtiisa iyo kuwii ku raacay wanaag ilaa maalinta qiyaamada.

Intaa kadib: Kani waa kitaab gaaban, oon ka-soo gaabiyey kitaabkaygii ku magac baxay{addikru wadducaa wal-cilaaju birruqaa minal kitaabi wassunnati} waxaana kasoo gaabiyey kitaabkan qeybtii ducooyinka, si uu u noqdo khafiif la qaadan karo safarada. Waxaan ku ekaadayna ducooyinka kaligood, axaadiistoodana waxaan ku kaaftoomay inaan u saleeyo hal iyo labakitaab qofkii doonaya aqoon korarsi xaga xadiiska iyo saxaabiga wariyeyna, ha u noqdo kitaabkayga aan kor ku xusay. ilaahay waxaan ku waydiisanayaa magacyadiisa wanwanaagsan, iyo tilmaamihiisa sareeya, in uu ka yeelo {kitaabkan} mid loola jeedo wajigiisa wanaagsan, iyo in uu igu anfaco camalkan nolashayda iyo geeridaydaba, iyo in uu ku anfaco qofkastoo akhrista, ama daabaca, amase sabab u noqda faafintiisa, allaha ka hufan xumaanta ayaana awood u leh inuu naga aqbalo arintaas.

Naxariis iyo nabadgalyana ha ahaato nabigeena muxammad s.c.w , ehelkiisa, asxaabtiisa iyo qof-walboo ku raacay wanaag ilaa maalinta qiyaamada. Qoraaga /Waxaa laqoray bishii safar ee sanadka hijriga 1409.

Leia Mais
Recursos de xisnul muslim somali
Versões Antigas Mais
xisnul muslim somali
xisnul muslim somali 1.0.0 APK
August 6, 2015 2.78 MB

Requires Android: Android 2.1+

Screen DPI: 120-480dpi

SHA1: b622cfb69792526f50082d67d3f024337f0820d3

Size: 2.78 MB

Mais Informações

Data de Atualização:

Última Versão:

1.0.0

Solicite Atualização:

Enviar última versão

Requisitos:

Android 2.1+