Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma

10.0 30

v0.4 by Abdirahman-Hassan

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma APK download Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma APK download
Download through APKFab App
Safe & Fast Install • Region Free

About Qamuska Qarniga

Qamuska Qarniga (Package Name: qamus.somali.hindiso) is developed by Abdirahman-Hassan and the latest version of Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma 0.4 was updated on September 9, 2019. Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma is in the category of Education. You can check all apps from the developer of Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma and find 55 alternative apps to Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma on Android. Currently this app is for free. This app can be downloaded on Android 3.0+ on APKFab or Google Play. All APK/XAPK files on APKFab.com are original and 100% safe with fast download.
( Qoraaga Buugga )
"Qaamuuskani waa mirihii hawl adag oo muddo dheer soo socotay. In uumudadaas dheer qaato waxaa ugu wacan maadaama uu qayb ka ahaa sababihiiloo sameeyey mashruuca Cilmibaarista Soomaaliyeed (Studi Somali), waxaahawlgalkiisu billaabmay kaddib markii la soo saaray sannadka 1985Qaamuuska Soomaali-Talyaani
(Agostini F., A. Puglielli e Ciise M. Siyaad,Dizionario Somalo-Italiano, Roma, 1985); sababta ay hawshiisu u adkaataynawaxay ahayd iyadoo billowgii dagaalka sokeeye ee 1991 uu caqabad kunoqday sii wadidda hawshii qiimaha lahayd ee lagu qabtay AkademiyadiiFanka, Suugaanta iyo Sayniska ee Muqdisho. Waxaase nasiib wanaag ah indalka Taliyaaniga ay yaaleen nuqulladii macluumaadkaas oo lagashaqeeynayey ilaa muddadaas. Inkastoo qaybo ka mid ah oo aan nuqulkoodala haynini ay ku baaba’een Soomaaliya, intooda badani way badabaadeen.Joogsiga mashruuca iskaashiga “Somalia-Italia” iyo burburkii ku dhacayJaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed iyo Akedemiyadii, sida hay’adaha kaleee qaranka, iyo guud ahaan xaaladihii colaadeed ee dalka ka jiray waxaysababeen in dib u habayn xoog leh lagu sameeyo mashruuca qaamuuska.Arrintan iyada ah dhowr jeer ayaan horay uga faalloonay (Puglielli 1995,Puglielli e Bitocchi 2009).
Waxaa noo suurtaggeli wayday in waxyaabo aan ku taamaynay in aan sifiican ugu falanqayno qaybo gaar ah, sida: ereyada farsamada, aqoonta dhirtaiyo xoolaha iyo kuwa kale, sidaas ay tahay arrimahaas nagama horjoogsanindhamaystirka hab daabacaadda qaamuuskan oo aan maanta u soo bandhigayno"
Read More
Qamuska Qarniga Features
Related Videos
Previous Versions More
Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma
Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma 0.4 APK
March 2, 2020 5.8 MB

Requires Android: Android 3.0+

Screen DPI: nodpi

SHA1: 4b49f593b4b9d28aed3afd59018c0fd8246aa82a

Size: 5.8 MB

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma
Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma 0.3 APK
September 23, 2018 5.8 MB

Requires Android: Android 3.0+

Screen DPI: nodpi

SHA1: 1cf3f4beb1e9d91a9dcb3bb6fea8f85b8ee7d895

Size: 5.8 MB

Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma
Qaamuuska Af-Soomaaliga (Sooma 0.1 APK
October 17, 2017 5.82 MB

Requires Android: Android 3.0+

Screen DPI: nodpi

SHA1: 962aff0f2af7ddd258a6d43feed9a393ecbd833e

Size: 5.82 MB

More Information

Package Name:

qamus.somali.hindiso

Update Date:

Latest Version:

0.4

Need Update:

Submit latest version

Available on:

Google Play

Requirements:

Android 3.0+